Chand chupa badal mein remix9/19/2023 ![]() Kuwa heesaha laxanka saara waxa uu ugu jecelyahay Salman waxaa kamid: Sanjay Lila Bhansali, David dhawan iyo directorkii soo saaray filinkiisii ugu horeeyay laguna magacaabo Suraj R. Sanjay Dutt, Mahima Chaudhry, Amitabh Bachan, Karisma Kapoor, Sanjay Kapoor, Anil kapoor, Shahrukh khan, Shilpa shetty, Indra Kumar, Qoyska Reer kapoor dhamaantood sedexdooda qeyba, Hiriktik roshan, Rani Mukhrajee, Prity zinta, sidoo kale diroctarada filimaanta soo saara, sida: Barjatya ee lagu magacaabaayay Maine Pyar Kiya sanadka markii uu ahaa (1989).Ītariishada uu aadka oga helo in uu filimaanta la jilo waa karisma kapoor waa saaxiibta balan oofiska badan, iyo sxb kiisa qaaliga ah Sanjay DuttĪktarada kale ee Salman isku fiican yihiin waxaa ka mid ah: Markaas uu ahaa aktar caawiye, waxa ugu xigay filinkii jaceylka ahaa ee uu lahaa director ka Sooraj R. Maxaad ka taqaanaa salman kha, Noloshiisa, qoyskiisa, xiriirkiisa dhinaca haweenka, directors ka, dadka filimaanta soo saara, iyo taageerayaashiisa, salman khan waxa uu dhahaa mar walba aniga waxaan ahay prem markastaĪktarada uu ka helo, waxaa ka mid ah Sanjay dutt iyo aabihiis, Minay Kumari, iyo eedo Helen ( xaaska aabihiis)įilinkiisii ugu horeeyay waxa uu ahaa Biwi Ho To Aisi 1988
0 Comments
Leave a Reply.AuthorWrite something about yourself. No need to be fancy, just an overview. ArchivesCategories |